Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo Magaalada Garoowe Ku soo Dhaweeyay Madaxwaynaha DF Soomaliya.
(January 26, 2019)
Madaxwaynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo taariikhdu tahay 26 January 2019 ayaa waxa uu kusoo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland M
Madaxweynaha JFS Maxamed Claahi Farmaajo oo gaaray Garoowe
(January 26, 2019)
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland. Madaxweynaha JFS ayaa waxaa
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kusoo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.
(January 25, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25 Jan 2019 wuxuu kusoo dhaweeyey magaalada Garoowe, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahn
Madaxweynaha Puntland oo Garoonka Diyaaradaha Maxamed Abshir Garoowe Ku soo Dhoweeyey Madaxweynaha Galmudug.[Masawiro]
(January 25, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Dani ayaa maanta gelinkii danbe 25 January 2019 diyaaradaha Maxamed Abshir Garoowe kusoo dhoweeyey Madaxweynaha Galmudug Axme
Wufuud aad u Tiro Badan oo ka qeyb galeysa Caleema saarka Madaxweynaha Puntland oo Garoowe soo Gaaray .(Daawo)
(January 25, 2019)
Madaxwayne Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka u ambabaxay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland,si uu uga qeyb galo xafladda caleema saarka madaxwayne Siciid Cabdulaahi Deni oo lagu wado in ay be
Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galey Aas Qaran oo Loo Sameeyey Gen. C/llaahi Cali Mire (Carays).[Masawiro]
(January 24, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24 January 2019 ka qayb galey aas qaran oo loo sameeyey Murxuum Gen Cabullaahi Cai Mi
Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Saraakiilka Ka Socdey Hay’adda UNSOM.
(January 24, 2019)
Madaxweynaha dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 24 January 2019, wuxuu kulan la yeeshay madax ka socota Xaafiiskaa siyaasadda Jamciyadda Qaruumaha ka dhaxaysa ee UNSO
Madaxweyne dowladda Puntland oo Magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Gen Carays
(January 23, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Saciid C/laahi Denni ayaa waxaa uu goor dhoweyd magacaabay guddiga Aaska Qaran ee Allaha u naxariistee Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays) oo xilal kal
Nadwadii 3aad ee oo Ka Bilaabatay Magaalada Taariikhiga ee Taleex
(January 23, 2019)
Waxaa Caawa Ka Bilaabatay Masjidka Sunnah ee magaalada taariikhiga ee Taleex Nadwadii 3aad oo ka qabsoonta Degmada Taleex waxaa ka soo qeybgalay .Culimada Gobalka Sool oo uu hoggaaminayo Shee
Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida ku Timid Gen Careys.
(January 23, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays) oo kamid ahaa Saraakiishii Ciida

« Previous PageNext Page »