R/wasaaraha DFS oo magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka.

January 10, 2019 - Written by Editor
Raisulwasaaraha DFS Xasan Cali Khayre

Muqdisho:-Raisulwasaaraha DFS Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay Gudiga badbaadinta iyo soo celinta qaranka kuwaas la faray in la joojiyay bixinta iyo iibinta dhulalka dowladda.

Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaran ayaa waxay ka kooban 11 xubnood  oo isugu jira 8 Wasiir, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Hanti Dhowraha Guud iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online