Ra’iisulwasaarekheyre u gudbiyey Golaha shacabka Xulidda Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe

January 14, 2019 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa waxaa u gudbiyey Golaha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xeerka Maamul ee Xulidda Agaasinka Guddiga Bankiga Dhexe oo maalmo ka hore ay ansixiyeen Golaha xukuumada.

Xeerkan ayaa haddii ay maanta ansixiyaan Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa shaci noqonaya in Madaxa Bangiga dhexe uu noqon karo qof aan ahayn Soomaali

Hoos ka Akhriso nuqul uu Ra’iisulwasaaree kheyre u gudbiyey Golaha shacabka

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,402 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>