Shirka Musasada EMA ee 5aad oo ka socda magaalada Örebro ee dalka Sweden (Masawiro)

January 3, 2019 - Written by Editor

IMAG0110Örebro:-Waxaa saaka ka furmay magaalada Örebro ee dalka Sweden Shirka Musasat EMA  (European Muslim  Association) kulankeedii 5aad waxaan ka soo qeyb galay wufuud culumo iyo ducaad ah kuwaas oo ka kala yimid wadamada Norway ,Sweden ,Finland iyo Denmark .

Kulanka waxaa furay ku xigeenka Gudoomiyaha Musasat EMA  Sh C/risaaq Suggle Maxamed waxaana uu furay shirka isaga oo ku soo dhaweeyey kalimada kooban oo wacdi ah uu jeediyey Fadiilat Sh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah.

Sh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah ayaa kalimad kooban ka jeedshay Shirka Musasat EMA (European Muslim  Association) wuxuuna kula dardaarmay dhamaan wufuud ka soo qeyb gashay kulanka alle ka cabsi iyo in la dardar galiyo dacwada .

Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah ayaa soo koobay ahmiyada faafinta Dacwada iyo gudashada waajibaadka saaran ducaada iyo diinta islaamka la gaarsiiyo xitaa dadka ku dhaqan wadamada aan ku dhaqnahay .

no images were found

Intaas ka dib ayaa waxaa loo gudbay warbixin laga dhageystay wufuuda ka kala timid wadamada Denmark,  Sweden,Finland,iyo Norway waxayna ka warbixiyeen dacwada ka socota maraakista ku taal wadamada kor ku xusan .

Shirka ayaa si habsami leh u socda waxaa  idiin soo gudbin doona  wixii ka soo kordha inshalaah.

Örebro
Sweden
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online