Xildhibaanada Cusub ee Dowlada Puntland oo Gudoomiye KMG ah doortay

January 1, 2019 - Written by Editor

Xildhibaanada Cusub eee Barlamaanka Dowlada Puntland ayaa maanta waxay guddoomiye kumeel gaar ah u doortay xildhibaan Xuseen Xaaji Yaasiin Diiriye, oo ah Xildhibaanka ugu da’ada weyn baarlamaanka Puntland

Xuseen Xaaji Yaasiin ayaa ahaa guddoomiye ku xigeenkii labaad ee labadii baarlamaan ee ugu dambeysay Puntland waxaana lagu wadaa in soo dhiso guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen taas oo la qaban doono 4 bishan

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa dooran doona Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa 8 bisha Jan 2019

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online