Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.(Daawo)
(February 10, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid C/llaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr- 01 Feebaraayo 10 2019 ku magacaabay Golaha Xukuumadda dowladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Do
Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Dani oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirada
(February 10, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Dani oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Magacyada Wasiirada Cusub ee Dowlada Puntland 1. Cadaaladda & Arimaha Diinta Cawil Sheekh Xaa
Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika
(February 10, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo sannadkan diirrada lagu saarayo arrimaha
Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka soo gaaray Kismaayo
(February 10, 2019)
Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Dastuurka Federaalka ee KMG ah ahna Madaxa Akadeemiyad-goboleedka Afka Soomaaliga ee AGA Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta soo ga