Golaha Wakiillada Puntland oo Cod Aqlabiyad leh Ku Ansixiyey Golaha Wasiirada Cusub.(Masawiro)
(February 16, 2019)
Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa cod aqlabiyadleh ku ansixiyey Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan la magacaabay, isla’markaana ansixiyey qorshe siyaasadeedka 5 sano ee soo socota ee Ma