Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqorre oo Muqdisho lagu Dilay
(February 23, 2019)
Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cusmaan ayaa kooxo hubeysani ku dileen degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, xilli uu booqanayey guri uu isagu leeyahay oo laga dhisayey degmadaas Kaaraan.
Madaxweyne Farmaajo oo ka Qayb-gelaya Shirka Dalalka Carabta iyo Midowga Yurub
(February 23, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaamina