Daawo Muxaadaraadkii laga jediyey Nadwo Cilmiyeed magaalada Berbera {Masawiro}

February 25, 2019 - Written by Editor

Berbera:-Waxaa idiin soo gudbineynaa dhamaan muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo cilmiyeed lagu qabtay magaalada Berbera gaar ahaan Masjidka Shide Yare waxayna ahayd Nadwadii 4aad ee lagu qabto sanad walba ee magaalada Berbera .

Nadwadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Muxaadaraad kala duwan ka jeediyey culumada kala ah

1-Sh Maxamed Sh Cumar dirir (Hargeysa )
2 Sh Maxamed Cali Gadhle (Hargeysa )
3- Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Burco )
4- Sh Faysal Cali Faarax (Burco )
5- Sh Axmed Sayid Maxamed Mire(Berbera )
6- Sh Maxamuud Maxamed Xalliike(laascaanood )

Hoos Ka Daawo Dhamaan Muxaadaraadka ay culumada ka jeediyeen Nadwada Cilmiyeedkii lagu qabtay magaalada Berbera .

1-Tobanka Dardaaran ee lagu sheegay surah Al Ancaam Sh Muxammad Sh Cumar Dirir 2-Hoos u dhaca akhlaaqda Sh Jimcaale Muxammad Xaashi 3- Dadka u bushaareeya oo ha eryina Q2aad Sh Xasan Cali Warsame 4-Inuu qofku ilaaliyo Deegaanka Sh Muxammad Cali Jaamac 5-Tobanka Dardaaran ee lagu sheegay surah Al Ancaam Sh Muxammad Sh Cumar Dirir 6-Nin umad u dhigma Sh Faysal Cali Faarax 7- U diyaar garawga maalinta qiyaame Sh Maxamuud Muxammad Xaliiki

Leave a comment

*

Archives
February 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online