Dagaal ka dhex socda Daacish iyo ururka Al-Shabaab[Dhagayso]

February 1, 2019 - Written by Editor

Qandala:-Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in 24 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay duqayn ka dhacday maalintii Arbacada tuulada Shabeelley oo koonfur ka xigta magaalada Beledweyne.

Milatariga Maraykaku waxay sheegeen inaysan dad rayid ah waxba ku noqonin duqayntan. Waa duqayntii sagaalaad ee Maayanku uu sannadkan ka gaysto Soomaaliya kuwaasi oo dhammaantood ka dhan ahaa Al-Shabaab.

Dhinaca kale waxaa Bariga Puntland kasii socda iska horimaadyo u dhexeeya Al-Shabaab iyo maleeshiyada taabacsan Daacish.

Hoos ka Dhagayso Warbixintan waxaa inoo haya Haaruun Macruuf

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
February 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online