Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Dani oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirada

February 10, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Dani oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirada

Magacyada Wasiirada Cusub ee Dowlada Puntland

1. Cadaaladda & Arimaha Diinta
Cawil Sheekh Xaamud

2. Arimaha Gudaha Federaalka & Dimuquraadiyada
Maxamed C/raxmaan Dhabancad

3.Wasiirka Amniga & DDRta
C/samad Maxamed Galan

4.Wasiirka Maaliyada
Xasan Shire Abgaal

5.Wasiirka Qorsheynta horumarinta Dhaqalaha & Iskaashiga Caalamiga ah
C/qafaar Cilmi Xaange

6.Wasirika Waxbarashada & Tacliinta Sare
C/laahi Maxamed Xasan

7.Wasiirka Caafimaadka
Dr Jaamac Faarax Xasan

8.Wasiirka Howlaha Guud Gadiidka & Guryeynta
Axmed Bashiir Muuse

9. Wasiirka Dekadaha & Gadiidka Badda
Maxamed Cabdi Cismaan Majiino

10. Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada
Xuseen Cismaan Gebiley

11. Wasiirka Haweenka & Arimaha Qoyska
Aamino Cismaan Xaaji Jaamac

12.Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska
Cali Xasan Sabaareey

13. Wasiirka Xanaanada Xoolaha
Siciid Cismaan Aasan physics

14. Wasiirka Deegaanka Beeraha & Waraabka
Ismaaciil Diiriye Gamadiid

15. Wasiirka Ganacsiga & Maalgashiga
C/laahi Cabdi Xirsi

16. Wasiirka Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
Faarax Maxamuud Cawaash

17. Wasiirka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada & Ciyaaraha
Jaamac Faarax Muuse

18. Wasiirka Tamarta Macdanta & Biyaha
Axmed Maxamed Yusuf Taaran

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online