Nabadoon C/qani Maxamed Cabdi Baalle oo lagu dilay Gaalkacyo

February 9, 2019 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Allaha u naxariistee waxaa caawa gurigiisa lagu dilay Nabaddoon C/qani Maxamed Cabdi Baalle, oo ka mid ahaa Nabadoonada Gobolka Mudug , Nabadoonka ayaa ahaa nin qiimo badan , Nabadoon Cabdi Qani Maxamed Baalle ayaa waxaa caawa gurigiisa waxaa ugu galay 3 nin oo hubaysan waxaan ay ku dhex dileen gurigiisa.

Kooxdaan guriga Nabadoonka soo weerartay ayaa waxaa kale oo ay dhaawac u geysteen wiilkiisa iyo wiil kale oo ay Nabadoonku ay qaraabo ahaayeen, Dadka yaqaan Nabadoonka caawa lagu dilay Gaalkacyo ayaa waxaa ay sheegeen in Nabadonku ahaa  nin qiimo badan Allaha dambi giisa dhaafo, qabriga Allaha u waasiciyo jannada Firdows ahna haka waraaboyo, wiilasha dhaawaca ah Allaha u boogodhayo.

Maamulka Halgan.net iyo waryiyaasha ka howl gala waxaa ay tacsi u dirayaa dhammaan ehelka Nabadoonka guud ahaan gaar ahaan reer Baalle, xaaskiisa, carruurtiisa iyo ilmo Mahdi Maxamed Cabdi Baalle Alloow kulligood samir ka siiyo.

A/Cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online