Golaha Wasiirada KGS oo Shir deg-deg ah ku yeeshay Baydhabo.[Masawiro]
(March 31, 2019)
Baydhabo:-Shir Deg-Deg ah oo ay isugu yimaadeen Gollaha wasiirada Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya, aya waxaa uu shir Gadoominaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane C/Casiis Xasan M
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Taliska Ciidanka Badda Puntland ‘PMPF’ iyo Dekedda Boosaaso.[Masawiro]
(March 31, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray Taliska Guud ee ciidanka Badda Puntland 'PMPF' iyo dekedda Magaalada Boosaaso. Kormeerka Madaxweynaha
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirarka Tubaha Dhaqaalaha iyo Amniga
(March 31, 2019)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirar ay yeesheen guddi hoosaadyada golaha wasiirrada ee tubaha horumarinta d
Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso Kulan Kula Qaatay Safiirka Maraykanka Ee Soomaaliya.
(March 31, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo wafti bala
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiga Amniga Gobolka Bari.[Masawiro]
(March 31, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada ee Boosaaso kulan kula qaatay guddiga amniga Gobolka Bari, Madaxweyne Deni oo maanta soo gaaray ca
Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari (Daawo)
(March 30, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan kula qaatay Madaxtooyada isimada iyo taliyayaasha ciidamada ka dib markuu soo gaaray Boosaaso. "Waxaan Salaan gaar ah u dira
Madaxweynaha Puntland oo Xadhigga Ka Jaray Wejiga Koowaad Ee Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo.
(March 30, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wejiga koowaad ee caratuurka wadada Ceeldaahir
Madaxweyne Deni oo Gaaray Carmo ” Puntland ma-jirto cid ka guulaysatey, dullinimo ma qaadan, haddana ma qaadan doonaan Insha’ Allaah”.[Masawiro]
(March 29, 2019)
Carmo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si diiran galabta loogu soo dhoweeyey degmada Carmo ee gobolka Bari. Madaxweynah
Madaxweynaha Puntland oo Qardho Dhagax Dhig, xerada ciidanka Xorgoble ee Qardho i(Masawiro)
(March 27, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka sameeyey dhagax dhig, xadhig Jar iyo kormeer magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar-Kaar Madaxweyne Deni ayaa ugu hor
Madaxweynaha Puntland iyo Weftigiisa oo Si Balaaran Loogu Soo Dhoweeyey Degmada Qardho.
(March 27, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey degmada Qardho ee gobolka Karkaar. Weftiga Madaxweyna

Next Page »