Madaxweynaha Puntland oo Qaabiley Madax Ka Socota Hay’adda Samafalka ee Boqor Salmaan.
(March 5, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabiley wafti ka socdey hay’adda Samafalka ee Boqor Salmaan oo u
Madaxweynaha DFS Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo gaaray Nairobi
(March 5, 2019)
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa caawa gaaray Nairobi halkaas oo ay maalinta berri ah kula kulmayaan Madaxweynaha Keny
Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy oo ku wajahan dalka Kenya
(March 5, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa goor dh