Madaxweyne Deni oo Gaaray Carmo ” Puntland ma-jirto cid ka guulaysatey, dullinimo ma qaadan, haddana ma qaadan doonaan Insha’ Allaah”.[Masawiro]
(March 29, 2019)
Carmo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si diiran galabta loogu soo dhoweeyey degmada Carmo ee gobolka Bari. Madaxweynah