Aabaha Caa’isha Ilyaas oo dalbaday Cadaalad[Dhagayso]

March 21, 2019 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Qoyska Caasha Ilyaas oo ahayd gabadhii 12-jirka ahayd ee la kufsaday kadibna lagu dilay magaalada Gaalkacyo ayaa dhaliilay qaabka loo wado baadhitaanka lagu sameynayo dadkii ka danbeeyey danbiga gabadhooda lagula kacay.

Aabaha gabadhan dhalay oo lagu magacaabo Ilyaas Aadan ayaa VOA u sheegay inuu dareensan yahay in wadadii laga leexiyay baadhitaanka kiiskan.

Aabe Ilyaas ayaa xilliga uu VOA la hadlayay xasuus ahaan u watay boorsadii ay gabadhiisu ku tagi jirtay iskuulka.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa diyaariyey weriyaha VOA ee Garowe, Nuux Muuse Birjeeb.

VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online