Golaha Wasiirada KGS oo Shir deg-deg ah ku yeeshay Baydhabo.[Masawiro]

March 31, 2019 - Written by Editor

Baydhabo:-Shir Deg-Deg ah oo ay isugu yimaadeen Gollaha wasiirada Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya, aya waxaa uu shir Gadoominaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen .

Gollaha wasiirada Aya Ansixiyay Miisaniyada 2019-ka oo ay horey usoo Gudbisey Wasaaradda Maalliyadda Dolwad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya’

Waxana lagu Ansixiyay gacantaak waxaa ogalaadey 24-wasiir waxaa diidey 1-wasiir wax ka aamuseyna malahan waxaa sidaasi lagu ansixiyay Miisaniyadda 2019-ka.

Ugaas Xasan Abdi Maxamed Wasiirka warfafinta Kgs Ayaa Faafahin Ka Bixiyay Qodobada looga hadley shirka Gollaha wasiirda Maanta.

Miisaniyadan ayaa waxa ay dhaqan galeysaa markii ay meel mariyaan Xildhibaanada kgs oo dhawaan la horgeen doono.

Dhanka kale Madaxweynaha aya Xafiiskiisa ku qaabiley wasiirka wasarada Waxbrashada DFS Mudane Abdullahi Goodax Barre oo Baydhabo Maanta Soo gaarey.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online