Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay gudiga doorashooyinka iyo xuduudaha

March 24, 2019 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa saaka uu magacaabay guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland.

madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa gudiga uu magacaabay waxaa uu ka kooban yahay ilaa 7 xubnood sida lagu xusay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxtooyadda Jubbaland

Hoos ka Akhri wareegta uu madaxweynaha Jubbaland uu ku magacaabay gudiga xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online