Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari (Daawo)

March 30, 2019 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan kula qaatay Madaxtooyada isimada iyo taliyayaasha ciidamada ka dib markuu soo gaaray Boosaaso.

“Waxaan Salaan gaar ah u dirayaa ciidamada difaaca Puntland, gaar ahaan kuwa buuraha ka hawl-gala oo dulqaad u yeeshay kulaylka iyo ka warqab la’aanta, waxaana u sheegayaa in xukuumaddan ahmiyad gaar ah siin doonto ciidamada, qof walbana lagu abaalmarin doono waxa uu bulshadiisa u qabto”.

Halgan.net
Boosaaso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,655 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>