Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiga Amniga Gobolka Bari.[Masawiro]

March 31, 2019 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada ee Boosaaso kulan kula qaatay guddiga amniga Gobolka Bari,

Madaxweyne Deni oo maanta soo gaaray caasimadda ganacsiga Puntalnd ayaa markiiba kulan iskugu yeeray gudiga amniga, kulankaas oo looga arinsanayo adkaynta amniga iyo soo celinta hannaan Dowladnimo oo dhaxal gal ah

Wasiiraka wasaarad Amniga iyo DDR Dowladda Puntland Cabdismada Maxamed Gallan ayaa ka warbixiyey waxayabihii looga wada hadlay shirka”

“Waxaa uu Madaxweynuhu ugu yeeray Madxtooyada magaalada Boosaaso qaar kamid ah golaha xukuumadda, maamulka Gobolka Bari kan Degmada, taliyaasha ciidanka iyo dhammaan laamaha Amniga, waxaa shirka la iskaga xog waraystay xaaladda guud ee amniga magaalada Boosaaso iyo Gobolka Bari, isla’markaana waxaa balan guud laga yeeshay qorshaha amni gobalka waxaa ayna ku soo dhammaanta jawi aad u wanaagsan” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Amniga.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
March 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online