Shirka Golaha Xukuumadd dawladda Puntland oo looga hadlay arrimo Muhiim ah.[Video]
March 7, 2019 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni oo Shir Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadd dawladda Puntland oo looga hadlay qodobo muhiim ah.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax ayaa ka warbixiyey qodobada looga hadlay shirka.
Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirka Golaha Xukuumadd dawladda Puntland
M_M_Deeq
Halgan.net