Wasiirka arrimaha dibedda Eritrea oo gaaray Hargeysa [Dhagayso]

March 18, 2019 - Written by Editor

Hargaysa :-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Eritrea Cusmaan Saaleh oo uu la socdo La-taliyaha Madaxweynaha waddankaasi ayaa maanta booqahso ku tagay magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland.

Wafdigan ayaa la kulmay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Warbixintan waxaa noo soo dirtay Sagal Mustafe Xasan Nuur.

VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online