Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Bulshada Degmada Boosaaso.[Masawiro]
(April 6, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso. Kulankan uu Madaxweynuhu l
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sadiiq Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah (Daawo)
(April 6, 2019)
Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Adan Sh Ali Xafidahulaah w
Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea
(April 6, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Eritrea Mudane Cusmaan
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Xarunta Degmada Boosaaso iyo Xarunta Gobolka
(April 6, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer ku sameeyey xarunta Dowaladda Hoose ee degmada Boosaaso iyo xarunta Gobolka Bari. Madaxweyne Deni oo booqsho iyo