Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ka qayb-galay xaflad lagu sagootinayay Golaha Afhayeenada Goleyaasha Xeer-dajinta Soomaaliya.
(April 10, 2019)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dawladda Puntland, ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caaawa ka qayb-galay Xaflad ballaaran oo casho sharaf iyo sagootin isugu jirt
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay La Taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka
(April 10, 2019)
Washington :-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Washington kulan kula qaatay la taliyaha amniga Qaranka Mareykanka, John Bolton.
Shirkii Gudoomiyaasha golayaasha sharci dajinta dawlada dhexe iyo Maamul goboleedyada oo la soo gabagabeeyey Garoowe
(April 10, 2019)
Garoowe:-Waxaa maanta la soo gabagabeeyey shirkii golaha afhayeenada golayaasha xeer-dajinta dalka soomaaliya oo dhowr cisho ka socday magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland. Hoos ka Akh
Madaweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Wasaaradda Ganacsiga Imaaraadka, Rukta Ganacsiga Abu-Dhabi iyo Ganacsato.
(April 10, 2019)
Abu Dhabi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulamo muhiima la qaatay masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga Imaaraadka,