Wasiirka Arrimaha Dastuurka oo shir la yeeshay Gudiyada Qaran ee u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka.[Masawiro]
(April 20, 2019)
Muqdisho:_Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gudoomiyay shir u dhaxeeyay Wasaaradda, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Ka Qayb-galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Cabdirashiid Maxamed Xirsi.[Masawiro]
(April 20, 2019)
Garoowe:- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa galabta ka qayb-galay aas-qaran oo loo sameeyey Marxuum Cabdirashiid M
Madaxweynaha JFS Maxamed Abdullaahi Farmaajo oo booqasho ku tegay deegaanka Sabiib iyo Caanoole.
(April 20, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyey argagixisada Alshabaab ayaa faray hay'adaha Do
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida C/rishiid Maxamed Xirsi
(April 20, 2019)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madax weynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka Tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdirishiid Maxamed Xirsi oo xi