Madaxweynaha K/Galbeed oo shir la yeeshay Saraakiil ka Socda Dowladda Ingiriiska.
(April 30, 2019)
Baydhabo :- Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) iyo Wasiirka Amniga Ku xigeenkiisa iyo Wakiilka Qaramada madoobay u Qaabilsan KGs aya kullan
Madaxweyne Ku-xigeenka PL oo Shir Guddoomiyey Kulan Deg Deg Ah oo Abaarta looga hadlayo.
(April 30, 2019)
Garoowe:- Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyay kulan deg deg ah oo looga hadlayey xaaladda Abaaraha Puntland, taas oo sababtay biyo la'
Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyeyaasha Labada Gole ee Baarlamaanka JFS
(April 30, 2019)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan
Madaxweyne Farmaajo “Muhiimad weyn ayey noo leedahay in ubad keenna aan u sameyno fursado waxbarasho oo tayo leh”
(April 30, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose Dhexe ee Dalka ayaa tilmaamay in Dowladdu ay dadaal muuqda