Madaxweynaha KGS oo shir gudoomiyey shir looga hadlayo arrimaha amniga

April 3, 2019 - Written by Editor

Baydhabo:- Madaxweynaha Dowlad Gobolledka koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane /Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen aya Shir Gadoomiyay Kullan Looga hadlayay Arrimaha Amniga Deeganada Kgs ,waxana ka soo qeyb galey Wasiiro Ka tirsan Dowlada Koonfur Galbeed ,iyo Saraakiisha Ciidamada Kala Duwan , Iyo Wakiilka UNSOM Ee Deeganada Kgs.

Shirka ayaa waxaaa inta badan looga hadley Xaladda guud ee amniga Deeganada KgG, iyo weliba Sidii loo Xoojin laha Howlgalada Ka dhanka ah ee Maleeshiyada Al shabab,iyo sidii loo Furi Lahaa waddoyinka ay Go’odoomiyen Al Shabaab ,loona xoojin lahaa Wada shaqeynta ka dhaxeysa Bulshada iyo Lamaha Amniga.

Kullanka oo Wakhti Badan qaatey Marka uu soo cidlaadey waxaa warbahinta la hadley Wasiir Kuxigeenka wasaradda Amniga Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Isaxaaq Barrow Isaxaaq, isagoona Faafahin Ka Bixyay Kullanka Maanta Qodobada Looga hadley.

A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
April 2019
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online