Nadwo Cilmiyeed Xalay ka bilaabatay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar(Masawiro)

April 22, 2019 - Written by Editor

Qardho:-Waxaa Xalay oo Taariikhdu ahayd 17 Bisha Shacbaan oo waafaqsan 21 April 2019 ka bilaabatay Masjidka Cumar Binu Khadaab ee Magaalada Qardho Nadwo Cilmiyeed Cinwaankeedu ahaa: “Hagaajinta Bulshadu Waa hawl inoo wada taal”. Nadwadaas oo socon doonta 4 habeen ayaa waxaa looga hadli doonaa:

  1. Dhiiga Muslimka in la fududaysto iyo Sababaha keena. Dr. Maxed Axmed Faarax
  2. Cuquubada Zinada ee Aduun iyo Aakhiro. Sh Cabdirashiid Siciid Ducaale.
  3. Heesaha iyo waxa ay diintu ka qabto. Sh Xasan Maxed Muuse (Bookh).
  4. Baraha Bulshada iyo Saamayntooda. Dr C/rashiid Sh Saalax Xaaji Axmed.
    Waxaa la socda Muxaadarooyinka Culimadu ay soo jiidinayaan ka jawaabida Suaalaha Diiniga ah ee dadka ka soo qaybgalay Nadwada.
    Xalay oo ahayd habeenkii koowaad waxaa ka qayb galay:

Nabadoon Muuse Siciid Xaaji Maxed.

Islaan Axmed Islaan Maxud Maxed.

Gudoomiyahay Waxbarashada Degmada Qardho: Siciid Maxed Faahiye.

Gudoomiyaha Gobolka Karkaar: C/laahi Maxed Barre.

Halgan.net
Qardho

Comments are closed.

Archives
April 2019
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online