Shirka Golaha Xukumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arrimo dhowr ah

April 25, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Shirka Golaha Xukumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Goddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga dalka, Waxqabadka Boqolka Maalmood ee Xukuumadda, Xaaladda Abaarta, warbixinta Guddiga maaraynta Arrimaha Kufsiga iyo wabixino kale.

Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedkii ka soo baxay shirka Golaha wasiirada ee Puntland


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

227,996 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>