Madaxweynaha DFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug
(June 30, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle X
Madaxweynaha Gal-Mudug oo gaaray Muqdisho[Masawiro]
(June 30, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa manta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha e
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland.
(June 30, 2019)
Garoowe:-Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 3
Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Guddoomiyii Maxkamadda Sare ee Puntland.[Masawiro]
(June 28, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah ka qayb galay Aas Qaran oo loo sameeyey Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Marxuum Yuusuf Xaa
Ra’iisul Wasaaraha DFS Iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Kulan Ku Yeeshay Cadaado (War Murtiyeed)
(June 28, 2019)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal ah ku yee
Madaxweynaha JFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee QM ee Soomaaliya
(June 27, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mudane J
Madaxweynaha Gal-Mudug iyo Ra’iisul wasaare Kheyre oo xariga ka Jaray xarunta qaybta 21aad ee ciidanka XDS.
(June 27, 2019)
Cadaado:-Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Ra'iisuwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa manta si wada jir ah Xariga uga jaray Xarunta Qeybta
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Ka Qayb-galay Xuska Malinta Xuriyadda Dalka Jabuuti.[Masawiro]
(June 27, 2019)
Djabuuti:- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa magaalada Djabuuti ee dalka Jabuuti kaga qayb galay munaasibadda x
Madaxweynaha Puntland oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey 26 Juun iyo Todobaadka Xorriyadda.
(June 26, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeyey 59 guuradii kasoo wareegtey markii gobolada Waqooyi ee Soomaaliya xorriyadda ka qa
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay xusaka Sanad-Guurada 59-aad ee 26-ka Juun
(June 26, 2019)
MUQDISHO:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqo

Next Page »