Maamulka Halgan.net oo Umada Soomaaliyeed ugu Hambalyeynaya Munaasabadda Ciidul Fidriga.
(June 3, 2019)
Maamulka Shabakadda wararka Halgan.net ayaa Umada muslinka ah guud ahaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ay ugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul Fidriga waxaa