Puntland oo ka tacsiyeysay geerida Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland.
(June 23, 2019)
Garoowe:- Dowladda Puntland waxay ka tacsiyaynaysaa geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Yuusuf Xaaji Nuur oo Ku geeriyoodey dalka Turkiga. Alle ha u naxariistee