Ra’iisul Wasaare Khayre oo Fagaaro kula hadlay Shacabka Degmada Dhuusamareeb
(June 25, 2019)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay in uu magaalada u yimid in reer Gal-mudug