Kooxda Al Saadicuun Maxay ka aaminsan yihiin Dalalka Islaamka iyo Shucuubta Muslinka ah ee ku nool (Daawo)

June 19, 2019 - Written by Editor

Runtii markaan dhageystay xalaqaad badan oo ay u bixiyeen Kulanka Jimcaha gaar ahaan Kulnka 14aad waxaa ii soo baxay mowqifka ay ka aaminsan yihiin kooxda Al Saadicuun Wadamada Islaamka iyo Shucuubta Muslinka ah ee ku nool bal waxaan ka fahmay aan idiin soo gudbiyo idinkuna dhageysta oo waxaad ka fahanteen soo bandhiga maadaama Bayaanka iyo qoraalada carabiga ahaa ee aan dhowr mar soo gudbiyey ay walaalaha Saadicuun diideen bal iyaga oo Afsoomaali ay ku hadlayaan odayaashooda ila Daawada oo ila dhuuxa Daqiiqada 13:15 sec ilaa dhamaadka xalaqada

Afeef Waxaan idiin soo gudbin wixii aan ka fahmay

1- Waxaa ka fahmay in shucuubta dhamaantood ay gaaloobeen oo ay islaamnimo iyo muslin la waayey markay dhacay Khilaafadii Islaamka 1924 !Su,aasha is weydiinta mudan waxaa weeyey dadku islaamnimadooda ma Khilaafaday ku sugnayd mise waxay ku sugnay Muctaqadka ? Ma Muctaqadka u jeedaan asal ahaan islaamnimada mise camalka ? ma camal cid kale ku xiran sida xukuumda in ay sharaacada fuliyaan miyey shacabku ku islaamayaan ! waa su,aal.

Hadaan Muctaqad lagu gaaloobeyn oo camal lagasameeyo jawaarix lagu gaaloobayo iyagaba bayba ku noqon ileen axkaamtii shaareecda kuli ma wada fuliyaan daahir ahaan iska dhaaf camal ay kari karine kii ay awoodeen bayba fulin oo waa wada garxiir iyo Isbaal ! intooda badan labada sheyna waxay ka soo horjeeda Shareecda .

Waxaan iyadana la yaabay aayada أَفَتُؤْمِنُونَ بِبَعْضِ الْكِتَابِ وَتَكْفُرُونَ بِبَعْضٍ ۚ فَمَا جَزَاءُ مَن يَفْعَلُ ذَٰلِكَ مِنكُمْ إِلَّا خِزْيٌ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا ۖ وَيَوْمَ الْقِيَامَةِ يُرَدُّونَ إِلَىٰ أَشَدِّ الْعَذَابِ ۗ وَمَا اللَّهُ بِغَافِلٍ عَمَّا تَعْمَلُونَ
Ma iimaan qalbi ah baa mise waa Camal jawaarixda laga sameeyo ? waxaa kale Cajiib ah in towxiidkii oo dhan ay ku soo koobeen Xukunka.markaad dhamaan warka odayaasha aad u fiirsato.
2- Waxaa kaloo ka fahmay Hadana in ay leeyihiin dadka fardi fardi u gaaleysiin meyno! hadana islaamnimo iyo shacab Muslina waxaa la waayey markii Khilaafada ay dhacday ! 1924 Waa war iska horimaanaya !

Waxaan kaloo ka fahmay in daarta iyo shacabkaba ay aaminsan yihiin in la siinayo xukunka ka jira ee lagu xukumo daarta sidaas darteed ay ka laazimiyeen in shacab muslin uusan jirin ilaa qof qof iltisaamay toosnaan maahine kana fogaaday dhaaquudka .

3-Waxay ku khilaafeen arinkaas Ahlu Suna oo aaminsan in shucuubta Caalamul Islaamka in ay asal ahaan muslin yihiin ilaa qof ay sugnaatay in uu islaanimada uu ka baxay mooyee Halka Saadicuun iyo kooxda Jamaaca Muslima ee Maxamuud Nuur ay qabaan shucuubta in asalkooda ay gaalo yihiin .maadaamada dalalka muslinka ay gaalo qabsatay ka dibna xukunkii la waayey .

Waxaa kale oo ay sheegeen in qofkii alle gaal ku sheegay gaal la yiraahdo qofka muslinka muslin la dhaho taas waa xaq balse waxaa muranka ka taagan yahay shacbka muslimiinta oo aad muslimnimadooda ku xirteen xukuna daarta iyo xaakimka meesha heysta wuxuu ku dhaqo .

N:B Waxaad aad u dhuuxdaan hadalka Sheekh Cabdirashiid Sheekh Maxamed Weli Abuukar si fiican buu u cadeeyey Manhajka Saadicuun ay ka qabaan wadamada Caalamul Islaami iyo Shucuubta Islaamka wuxuu yiri “Hada hadaan waaqica u soo daadagno Markii ay khilaafadii Islaamiga la tuuray 1924 horta waxaa meesha ka baxay Islaamkii ma Jiro waaye Sidoo kale markii Shareeca Ilaahay la fogeeyey oo qawaaniin wadci ah la sameystay waxaa meesha ka baxday umadii Islaamka ma jirto maadama ay arintaas dhacday waxaa lagama maarmaan ah inay dadka ogaadaan inay diinta iyo nidaamka alle ku jirin ay banaanka taagan yihiin “

Dr Claahi Sheekh Doon Cabdi ayaa ku celiyey in Mujtamac Islaam ah iyo dowlad islaam ah ay aduunka ka tirtirantay markii ay dhacday Khilaafa Islaamiya 1924 tii wuxuu si cad u sheegay in Mujtamac Islaam uusan ka jirin dunida maanta !

Waxaa isna inta uu yiri Dr Claahi Sheekh Doon iyo Sh Crashiid ku celiyey Dr Cismaan Cabdulle Rooble Dr Yuusuf Axmed Hiraabe . Marka Saadicuun maxay u leeyiin dad ma gaaleysiino sow iyaga leh markii ay khilaafada islaamka dhacday 1924 ayaa la waayey Mujtamac islaam ah iyo dowlad muslin ah .

Bal walaalayaalow Daawa Odayaasha Kooxda Saadicuun mowqifka ay ka qaateen kana aaminsan yihiin Wadamada Islaamka iyo Shucuubta Muslinka ah ee ku nool Cidii intaas ka badan rabta ha u laabtaan labada bayaan ay soo saareen Kooxda Al Saadicuun bil xaq oo ay saan ku qoran tahay
(إن الواقع من حولنا يوكد أنه يغلب علي هده المجتمعات أنهم يردون حكم الله ويحلون ما حرم الله وبحرمون ما احل الله، بل شرعوا لحياتهم بغير أدن من الله فأين شريعة الله لقد ابعدها الجميع.. وهدا ينطبق علي عوام الناس وحكامهم اليوم فماذا بقى لهؤلاء من الإسلام) المصدر مقتطفات من مقال جماعه قائمة بالحق .

ويقولون ايضا إن موقف الإسلام من المجتمعات البشرية قاطبة الآن هو رفض الاعتراف بإسلاميه هده المجتمعات لأنها كلها تندرج في إطار الجاهلية .المصدر مقتطفات من مقال جماعه قائمة بالحق
اما بيان الثاني لجماعة الصادعون حكموا برده سعوب العالم الأسلامي

( لَقَدْ اِسْتَدَارَ الزمانُ كَهَيْئَتِهِ يَوْمَ جَاءَ هَذَا الدِينُ إِلَى البَشَرِيَّةِ بَلَا إلَهَ إلّا اللهْ. وَارْتَدَّتِ شُعُوبُ الْعَالَمِ كُلُّهَا إِلَى الجَاهِليَّةِ الَّتِي جَاءَ الْإِسْلامُ لِيُخْرِجَهَا مِنْهَا. وَلَمْ يَبْقَ منَ الْإِسْلامِ الْيَوْمَ فِي وَاقِعِ الْحَيَاةِ إلّا اسْمُهُ وَلَا مِنَ الْقُرْآنِ إلّا رَسْمُهُ. وَأَصْبَحَ اِنْتِماءُ الأمةِّ الْيَوْمَ لِلْإِسْلامِ انْتِمَاءً تَارِيخِيَّاً صُوَرِيَّاً، لَا يَحْمِلُ شَيْئَاً مِنَ الْحَقِيقَةِ وَالْوَاقِعِ) ص ٣
جماعة الصادعون يكفرون العالم الأسلامي وشعوبها :

-( وَمِنْ خِلاَلِ هَذَا الْفَهْمِ الْوَاضِحِ لِمُعَنى الشْهَادَةِ، الَّذِي غَابَ عَنِ النَّاسْ، نَرَى أَنَّ البَشَرِيَّةَ بِجُمْلَتِهَا فِي حَاجَةٍ إِلَى أَنْ يُعْرَضَ عَلَيهَا الْإِسْلامُ مِنْ جَدِيدْ، حَتَّى فِي هَذِهِ الرُقْعَةِ الَّتِي يُطْلَقُ عَلَيهَا “الْعَالَمُ الإسلاميُّ”.. وَحَتَّى هَؤُلَاءِ النَّاسِ الَّذِينَ يَعْتَبِرُونَ أَنْفُسَهُمْ مُسْلِمِينْ.

إِنَّ الْوَاقِعَ الَّذِي تَعِيْشُهُ البَشَرِيَّةُ كُلُّهَا الْيَوْمَ هُوَ وَاقِعٌ مُحَّادٌ لِدِينِ اللهِ، مُنْذُ أَنْ وَلَّتْ وَجْهَهَا بَعيدًا عَنْ عَقِيدَةِ الْإِسْلامِ وَشَرَائِعِهِ وَأَحْكَامِهِ مُسْتَبْدِلَةً مَنَاهِجَ الْبَشَرِ وشَرَائِعَهُمْ وأَحْكَامَهُمْ بِهَا، حَيْثٌ اِعْتَبَرُوا أَنَّ التَّلَقِّيَ مِنَ اللهِ تَخْلُفٌ، أَوْ أَنَّه إِرْثٌ تَارِيخَيٌّ يَحِقُ للبَشَرِيَةِ أَنْ تَتَخَلَّى عَنْه
إِنَّ الْقَائِمِينَ بِالْحُكْمِ فِي كَلِّ بِلادِ الْعَالَمِ بِمَا فِي ذَلِكَ الْبِلادُ الَّتِي تَسَمَّى بِالْعَالَمِ الْإِسْلامِيِّ يَغْتَصِبُونَ سُلْطَانَ اللهِ، وَيُنَصِّبُونَ أَنْفُسَهُمْ آلهةً مِنْ دونِهِ، بَلْ وَيُتَجَاوَزُونَ ذَلِكَ إِلَى مُحَارَبَةِ وَمُحَاوَلَةِ اِسْتِئْصَالِ كَلِّ مَنْ يَدْعُو إِلَى إِخْرَاجِ النَّاسِ مِنْ العُبُودِيَةِ لغيرِ اللهِ، وردِّهِم إِلَى العُبُودِيَةِ للهِ وَحْدَهُ. والشعوبُ تُتَابَعُ ذَلِكَ رَاضِيَةً، بَلْ وَتُصْفِقُ لَهُ بِحَمَاسٍ بالِغْ.

لَقَدْ اِسْتَدَارَ الزمانُ كَهَيْئَتِهِ يَوْمَ جَاءَ هَذَا الدِينُ إِلَى البَشَرِيَّةِ بَلَا إلَهَ إلّا اللهْ. وَارْتَدَّتِ شُعُوبُ الْعَالَمِ كُلُّهَا إِلَى الجَاهِليَّةِ الَّتِي جَاءَ الْإِسْلامُ لِيُخْرِجَهَا مِنْهَا. وَلَمْ يَبْقَ منَ الْإِسْلامِ الْيَوْمَ فِي وَاقِعِ الْحَيَاةِ إلّا اسْمُهُ وَلَا مِنَ الْقُرْآنِ إلّا رَسْمُهُ. وَأَصْبَحَ اِنْتِماءُ الأمةِّ الْيَوْمَ لِلْإِسْلامِ انْتِمَاءً تَارِيخِيَّاً صُوَرِيَّاً، لَا يَحْمِلُ شَيْئَاً مِنَ الْحَقِيقَةِ وَالْوَاقِعِ ) بيان الثاني لجماعة الصادعون ص ٢

Hoos ka Daawo Mowqifka Kooxda Al Saadicuun oo si Cad u Cadeynaya In Shucuubta wadamada Islaamka ay yihiin Gaalo maadama la waayey Khilaafadii Islaamka 1924 !

W/Q Bile H Osman
Abu Saciida
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
June 2019
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online