Madaxweynaha DFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug

June 30, 2019 - Written by Editor

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Waxyaabaha wada hadalladii ay yeesheen diiradda lagu saaray waxaa ugu muhiimsanaa sidii loo dardargelin lahaa dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug

—— Dhamaaad— Halgan.net Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,234 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>