Madaxweynaha Gal-Mudug oo gaaray Muqdisho[Masawiro]

June 30, 2019 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa manta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade International Airport kusoo dhaweeyay Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya.

Madaxweynaha oo warbaahinta kula hadlay Qeybta nasiinada ee Garoonka Diyaaradaha ayaa sheegay in uu Xamar u yimid in uu Dowlada kala shaqeeyo in la sameeyo dib u hishiisiin iyo in la gaaro isfahan mira dhala.

Waxaa uu Madaxweynuhu sheegay in dalkan uu u baahanyahay dib u hishiisiin si xaalada Amni ee dalku u dago waxa uuna ugu baaqay Madaxda Dowlada ugu sareysa in la qabto dib u hishiisiin isaguna uu kala shaqeyn doono

Intaas kadib ayuu Madaxweynuhu maamulka Gal-Mudug waxaa uu u gudbay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya halkaas uu kulan kula qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyaga oo  ka wada hadlay sidii looga mira dhalin lahaa wada hadaladii iyo hishiiskii ay 28 bishan ku dhaxmaray Magaalada Cadaado D.G Galmudug iyo Dowlada Federaalka ah.



A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2019
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online