Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele oo xilka ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan

June 9, 2019 - Written by Editor

Hiiraan:-Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu xilkii Gudomiyaha maamulka Gobolka Hiiran uu ka qaaday Yuusuf axmed hagar (Yuusuf Dabageed) ka dib is faham waa soo kala dhexgalay madaxweyne Hirshabaale Maxamed Cabdi Awaare.

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii gudoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, oo ka mid ah musharaxiintii u tartantay xilka Madaxweynaha Hirshabelle.

Hoos ka akhriso wareegtada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele oo xilka ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan

A/Cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2019
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online