Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub)
(June 19, 2019)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u tacsiyeeyay qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Abwaan Maxam
Puntland oo ka tacsiyeysay geeridii Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise ( Singub )
(June 19, 2019)
Garoowe:-Dowladda Puntland waxay ka Tacsiyeynaysaa Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise ( Singub ) oo kamid ahaa dadkii kaalinta weyn kasoo qaatay kobcinta suu
Wasaaradda arrimaha gudaha DFS oo sheegtay in doorashada Gal-Mudug la qabanayo 4 Julay ka dib
(June 19, 2019)
Muqdisho:-Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay si rasmi ah u shaacisay xalay in xilka dowladd Goboleedka Gal-Mudug uu ku egyahay 4 Julay waxaan wasaarada arri
Madaxweynaha maamulka KGS oo u magacaabay guddi xaqiiqi raadi ah dhacdadii Koonfurta Gaalkacyo
(June 18, 2019)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Kgs Mudane C/Casiis Xasan Maxamed (Lafta garen) ayaa Magacabay Guddi Xaqiiqa Raadin ah Labadii Dhacdo Re Ka Dhacay Deeganada Mamulka Galmudug Dhuusamareeb
Madaxweyne Deni oo Daah-furay Buugga Ardayga iyo Hagaha Macalinka ee dugsiyada Hoose.[Masawiro]
(June 18, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowadda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay buugga ardayga iyo hagaha macalinka ee dugsiyada Hoose ee Puntland. Munaasabadda oo k
Madaxweyne Mursi oo geeriyooday
(June 17, 2019)
Warar degdeg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee waddankaais Maxamed Mursi uu ku dhintay maxkamad ku taala magaalada Qaahira.
Ardayda Machadka Al-Fadxi Ee Magaalada Burco Oo Imtixaankii Shahaadiga U Fadhiistay. (Daawo)
(June 15, 2019)
Ardayda Machadka Al-Fadxi Ee Magaalada Burco Burco:-Ardayda Machadka Al-Fadxi Ee Magaalada Burco ayaa maanta waxay u fariisteen Imtixaankii Shahaadiga Burco Halgan.net
Madaxweynaha DFS oo bogaadiyey Maamulka Gobolka Banaadir
(June 15, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka dhegeystay Guddoonka iyo Hawlwadeennada Gobolka Banaadir warbixin ku saabsan waxqabadkooda iyo
Madaxweynaha Puntland oo Furay Kal-fadhiga 44-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.
(June 15, 2019)
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay Kalfadhiga 44-aad ee Gollaha Wakiillada Dowladda Puntland. Munaasibadda furitaanka waxaa Madaxweyanaha ku wehelinaay
Madaxweynaha dowladda Puntland oo dib ugu soo labtay Garoowe.[Video]
(June 14, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Putland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu ku tagey dalalka Shiinaha Imaaraatka Carabta iyo Itoobiya. M_M_DeeqHalg

« Previous PageNext Page »