Madaxweyne Deni ayaa Xeer Madaxweyne ku joojiyey Dhismeyaasha iyo Deegaamaynta Dhul-daaqsi meedka Dooxooyinka Waw iyo Bixin.
(July 17, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 03, ee 17ka Luulyo 2019, wuxuu ku joojiyay dismeyaasha iyo deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka Dooxooyinka
Madaxweynaha Galmudug oo Tacsi u diray Ehelada Suldaan C/laahi Suldaan C/raxmaan oo caawa ay Shabaab ku dileen Gaalkacyo.
(July 17, 2019)
Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa tacsi u diray bulshada reer Gaalkacyo iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariist
Madaxweyne DFS oo magacaabay Guddi qaabilsan Wada hadalada Somaliland (Akhriso Magacyada
(July 17, 2019)
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku maga
Maamulka PL ee Gaalkacyo oo amar dul-dhigtay Hay’addaha ka howlgalla Gobalka Mudug
(July 17, 2019)
Gaalkacyo:-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa waxaa lagu amray Hay’addaha caalamiga , kuwa gudaha iyo weliba shirarka la qabanayo in lal
Madaxweynaha KGS oo la kulmay odeyaasha dhaqanka Degmada Ceelberde
(July 17, 2019)
Ceelberde:- Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed C/casiis (Lafta gareen) ayaa waxaa uu safar ku tegay degmada Ceelberde si uu ugu kuurgalo xaalada guud ee degmada waxaan kulamo gooni gooni uu la yeeshay o