Madaxweyne Deni ayaa kulan la qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Guddiga Shirka Maalgashiga.
(July 27, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland iyo Guddiga qabanqaabada Shirka Maalgas