Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo soo gaaray Garoowe[Video]

July 29, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe waxaana uu ka warbixiyey u jeedka socdaalkiisa.

Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan ee maanta yimid Garoowe ayaa waxaa ay ka qayb geli doonaan 2 xafladood oo mid tahay 21 guruuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay Puntland iyo weliba xiritaan shirka golah wakiilada dowladda Puntland

Hoos ka Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan oo soo gaaray Garoowe

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2019
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online