Madaxweyne Deni ayaa Guddoomiye ku meel gaar ah u magacaabay degmada Taleex.
(July 25, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr50 oo ku taariikheysan 24,Luulyo, 2019 ku magacaabay Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee degmada Taleex
Gal-Mudug oo ka tacsiyeysay Qaraxii ka dhacay Muqdisho
(July 25, 2019)
Cadaado:-Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa tacsi u diray Ummada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan shacabka Gobolka Banaadir waxa uuna uga tacsiyeeyay arinta a
Puntland oo ka tacsiyeysay qaraxii ka dhacay Muqdisho
(July 24, 2019)
Garoowe:-Dowladda Puntland waxay shacabka Soomaaliyeed uga tacsi yaynaysaa waxyeelada qaraxii maanta ay cadawgu ku gumaadeen shacabka aan waxba galabsan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Dow
Madaxweynaha Puntland Deni ayaa magacaabay Golaha Sare ee La-talinta Madaxweynaha.
(July 24, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr51 oo ku taariikhaysan 24, Luulyo 2019 ku magacaabay Golaha Sare ee La-talinta Madaxweynaha. Madaxweyn
Qarax Khasaaro Geystay oo ka dhacay xarunta Gobalka Banaadir
(July 24, 2019)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax culus uu ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Qarax ayaa waxaa lagu sheegay in uu a
Guddiga dhismaha wadada Boosaaso oo dib u helay xoriyadoodii
(July 23, 2019)
Boosaaso:-Maxkamada Darajada koowaad ee magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari oo maanta la horgeeyey 4 xubnood ee ka tirsanaa Guddiga dhismaha wadada Boosaaso oo mudo dhowr cisho ah ku xirn
Gudiga dhismaha wadadda Boosaaso maxaa lagu xiray? Yaase Dowladda Federaalka ka dalbaday lacagta
(July 22, 2019)
Boosaaso waxaa maalmihii la soo dhaafay lagu xiray si sharciga ka baxsan gudiga dhisamaha wadadda Bartamaha Boosaaso oo ka kooban haldoorka bulshada oo ay ugu horeeyaan culimo, aqoon yahano iyo g
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo dhaliilay Xukuumada Puntland
(July 22, 2019)
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in saaka ay Shir saxaafadeed ku qabteen magaalada Garowe Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland waxayna Shirko
Guddoomiyihi Gudiga dhismaha Wadada Bosaaso Sh Maxamed Macalin oo lagu xiray magaalada Boosaaso
(July 21, 2019)
Sheekh Maxamed Macalin Ciidamadda Amniga Magaaladda Bosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa maanta waxaa ay xireen Sheekh Maxamed Macalin oo ahaa Guddoomiyihii gudiga dhismaha Wadada Bosaaso .Sheek
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland.
(July 20, 2019)
Madaxweynaha dowladda Puntland oo uu weheliyo Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Gen. Muxayidiin Axmed Aw-muuse iyo Saraakiisha kale ee Ciidamada booliska Puntland ayaa kormeeray Xarunta Tali

« Previous PageNext Page »