Shiikh Daahir aw cabdi oo si adag uga hadlay dhaqan xumadii Yoogada ee lagu qabtay Garoowe.[ Video]

July 3, 2019 - Written by Editor

Boosaaso: Shiikh Daahir aw cabdi ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay arintii Yoogada ee lagu qabtay magaalada Garoowe. Sh, Daahir aw-Cabdi oo dadweynaha ku soo tukaday masjidka Rowda ee Boosaaso ayaa waxaa uu ugu baaqay dadweynihii iyo masuuliyintii ka qayb galay badhigii Yoogada in ay Alle u laabtaan oo towbadkeen deg deg ah la yimadaan.

Insha Allaahu Sh Daahir Aw-cabdi  kalamadiisa nasiixada ah oo dhamaystiran baan idiin soo gudbin doonaa haddii alle idmo mark ay na soo gaarto.

Hoos ka daawo Sh Daahir Aw-cabdi oo si adag uga hadlay dhaqan xumadii Yoogada ee Garoowe lagu qabtay

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
July 2019
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online