Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Dib u Heshiisiinta DFSoo war Saxaafadeed ka soo saartay doorashooyinka Jubbaland.
July 6, 2019 - Written by Editor
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya ayaa waxaa ay War-Saxaafadeedka soo saartay howlaha doorashooyinka Jubbaland oo dhawaan la filayo in ay ka dhacdo doorasho.