Xubno ka tirsan al-shabaab iyo daacish oo Maxkamada Puntland ay xukun ku riday[ Video]

July 29, 2019 - Written by Editor

Boosaaso:-Maxkamadda Ciidamada dowladda Puntland ee danbiyaa culus
ee ee shanta Gobol ayaa waxaa maanta xukuno kala duwan ku ku riday eedaysanayaal gaaray ilaa 13 oo qof oo haweenay ay ku jirtay waxaan ay
ku riday xukum iskugu jir dil iyo xabsi Daa’in.

Dadka xukumada dilka lagu riday ayaa waxaa ku jira askari ka tirsan ciidanka badda Puntland PMPF oo isagu u fududeeyey shaqsigii dilay u geystay maareeyihii shirkadda DP World, Paul Formosa.

Dable Cabdi Cali Xirsi oo ka tirsanaa Ciidanka badda Puntland ee PMPF ayaa waxaa ay Maxkamada ciidanka ee danbiyada culus ee Puntland ay ku riday dil toogasho ah waxaana Maareeyaha dekadda Boosaaso ee shirkada DP-word Paul Formosa la dilay 4 bishii February waxaan dilkiisa fududeeyey Dable Cabdi Cali Xirsi oo bsitooladii lagu dilay Maareeyaha u geeyey shaqsigii dilay Paul Formosa.

Eedaysanayaasha la horkeenay Maxkamada oo gaaraya ilaa 13 eedaysane ayaa waxaa inta badan lagu xukumay dil toogasho ah waxaan ay dilal kale duwan ka fuliyeen magaalada Boosaaso.

Dhinac kale Ciidanka PSF ayaa hawlgallo ay ka sameeyeen xaafadda lagu magacaabo Buuraha ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay ku soo qabteen qaraxyo iyo weliba xubnihii diyaarinayey qarax si ay uga fuliyaan magaalada Boosaaso.

Hoos ka akhriso Maxkamada ciidamada PL oo xukuno kale duwan riday eedaysa nayaal

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2019
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online