Madaxweynaha KGS oo Shir gudoomiyey Shirka Khamiis laha ay yeeshan Golaha Wasiirada KGS.
(August 8, 2019)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta gareen ) ayaa Shir gudoomiyey Shirka Khamiis laha ay yeeshan Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka K
Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland oo mar kale dib u dhacday
(August 8, 2019)
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyay inaanay qabsoomayn dooroshiinkii Golaha Wakiilada iyo Golayaasha deegaanka waqtigii loo asteeyay oo ku beegan dhamaadka sanadkan. Qabs
Haweeney la sheegay inay is-qarxin rabtay oo lagu toogtay Baardheere[Dhagayso]
(August 8, 2019)
Gedo:-Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa sheegay in maanta ciidamada dowladda ee magaalada Baardheere ay toogasho ku dileen haweeyneey ay sheegeen inay dooneysay inay isku qarxis
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Dowladda.
(August 8, 2019)
Garoowe:- Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Koormeer shaqo oo muhiimaddsii ahayd korjoogtaynta hannaanka shaqooyinku u socdaan ku tegay qaar kamida