Barmaamjika Gun-gaar oo lagu waraystay xubno ka tirsanaa Al-shabaab iyo Daacish.[Video]
(August 14, 2019)
Muqdisho:-Barnaamijka Gun-gaar ee looga hadlo dabagalka shirqoollada  kooxaha Daacish iyo Al-shabaab ay ka fuliyen Boosaaso iyo Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho waxaa soo di
Xildhibaano ka tirsan 2-da Gole ee Baarlamaanka oo gaaray Kismaayo
(August 14, 2019)
Kismaayo:-Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland si ay ula socdaan howlaha doorashooyinka
Gudoonka Baarlamaanka oo magacaabay Guddiga Doorashada Puntland.
(August 14, 2019)
Garoowe:-Gudoonka Baarlamaanka Puntland ayaa markuu arkay baahida loo qabo dhismaha Guddiga Doorashada Puntland ayaa waxaa uu soo magacaabay xubnaha ka mid noqonaya gudiga. Gudoomiyaha baarlamaank
Gudoomiyaha Gobolka Karkaar oo soo saaray amar ku saabsan dhulalka
(August 14, 2019)
Qardho:-Gudoomiyaha Gobolka karkaar Siciid Maxamed faahiye ayaa waxaa uu fariin qoraaleed ku amray Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Krkaar, Guddiga xalinta khilaafadka dhulka Gobolka karkaar iyo