Guddiga Kumeel-gaar ka ah ee Doorashooyinka Puntland oo Lagu Dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Puntland
(August 19, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka ahaa dhaarta Guddiga Kumeel-gaar ka ah ee Doorashooyinka Puntland oo maanta ka qabsoontay qasriga Madaxtooyada Pun
DFS oo taageereysa ololaha Jabuuti ee kamid noqoshada Golaha Ammaanka QM
(August 19, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta wada hadallo wax ku ool ah la ye