Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqday in Kismaayo laga xiray Cir, Dhulka iyo Badda (Akhriso).
(August 20, 2019)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubaland ayaa sheegaya in Shir ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray warmurtiyeed
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka.
(August 20, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr-64, Ogoosto 20, 2019 ku magacaabay Was