Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay Furitaanka Madasha iskaashiga Afrika iyo Japan
(August 28, 2019)
Yokohama:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda FederaalkaSoomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo ay marti gelisa
Madaxweynaha Gal-Mudug oo gaaray degmada Hobyo
(August 28, 2019)
Hobyo:-Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Xaaf saaka gaaray degmada Hobye ee Gobolka Mudug waxaana garoonka diyaaradaha ee Hobyo kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Degmada Hobyo Agaasimaha Guud ee wa
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Ciidamo Loo Diyaarinayo Howl-gallada Lagu Baacsanayo Argagaxisada
(August 28, 2019)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, Sarreeye guuto, Odawaa Yuusuf Raage, ayaa xerada tababarka ci
Golaha Wasiirada ee Jubaland oo Xayiraadii ka qaaday Masuuliinta DFS
(August 28, 2019)
Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo maanta uu shir gudoomiyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xayiraadii lagaga qaaday Golaha Xukuumada Federaalka a